Al-Shabaab oo laga soo furtay haweeney reer Galbeed ah oo in muddo ah u afduubneyd

Howlgal ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ayaa lagu soo furtay Silvia Constanca Romano, oo ah haweeney samafalka ka shaqeysa, oo u dhalatay dalka Talyaaniga taasoo  bishii November ee sanadkii 2018 laga soo afduubtay dalka Kenya, laguna haystay Soomaaliya. Waxay Silvia gacanta u gashay kooxda Al-Shabaab oo kasoo qafaalatay degaanka Chakama County ee dalka Kenya sanadkii … Continue reading Al-Shabaab oo laga soo furtay haweeney reer Galbeed ah oo in muddo ah u afduubneyd